Kobbie Mainoo ayaa ah dhex cajiib ah oo usoo kacaya kooxda Manchester United kaas oo hadda u kooxda muhiim iyo macalinka cusub.
Kobbie Mainoo ayaa safta kulamada inta badan koox iyo Qaranba kaas oo si wacan u dheela marka la joogo garoonka.
Xiddiga Chelsea ku dhaqaaqdo ee Cole Palmer oo hadda dadiisa marayso 22 jir iyo Kobbie Mainoo oo 18 jir ah ayaa kawada soo muuqday abaal marinta British GQ Men of the Year.
Labada ciyaaryoy ayaa kooxohooda muhiim ka ah xiliciyaareedkii hore iyo kan haddaba.
Erik ten Hag oo ahaa macalinka Kobbie Mainoo usoo dalacsiiyey kooxda koobaad ama siiyey fursad wacan oo uu ku soo bandhigay xirfadiisa ciyaareed.
Waxaan da'yarka khadka dhexe uu ku qasban yahay inuu si adag uga shaqeeyo sidii uu u qancin lahaa cusub ee Ruben Amorim.
0 Comments