LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Jude Bellingham oo ku jees jeesya kuwa kamida ciyaartoyda isku qaran ka ay yihiin

Jude Bellingham ayaa ah ciyaartoyda u dheela kooxda afaca wayn ee Real Madrid kaas oo xiliciyaareedkii hore ku qaatay wakhti wacan, kaas oo hadda ku jira wakhti aan fiicnayn oo xitaa goolasha laga helaayo ay yaryihiin xitaa caawinta ayaa yar.

Jude Bellingham ayaa xiliciyaareedkan dib loo dhigaa oo dhex lagu celiyaa kaas oo markii hore ka dheeli jiray af ka hore ama la dheeli jiray Vinicius Junior iyo Rodrygo kaas oo ku sadexeen jiray.

Jude Bellingham ayaa muujiyey dareenkisa ku aadan hadaladii ka soo baxay cabtanka kooxda ee Harry Kane kaas oo canbaareeyey kuwa kooxdooda ka dooranaya qarankooxda

Jude Bellingham waxuu taageeray hadalada ka soo baxaya cabtanka qaranka Harry Kane isagoo xusay ciyaartoy ka baxday waajibaadka xulka England todobaadka ka dib guushi 3:0 ee ay ka gaareen Greece.

Markii ay ciyaartu dhamaatay, Bellingham aya sidoo kale soo hadlay kaas oo maagay ciyaartoyda ka baxday xulka ka hor inta uusan ammaan u jeedin ciyaartoy ay ka mid yihiin Curtis Jones iyo kuwa kale oo ka mid ah ciyaartoyda buuxiyey boosaskaa  waxa kale oo mar uu waraysi siiyay ITV Sport. 

Wuxuu yiri "Waxaa aad laa hadal ciyaartoyda meeha ka maqaa, laakin waxaan u maleynayaa in ciyaartoyda halkan joogay ay wax cajiib ah sameeyen. Curtis Jones oo kulan kiisi ugu horeeyey dheelay ayaa waxa uu soo bandhigay ciyaar wacan isaga oo la imi oo dhaliyey gool, waxa la yaab leh. Aad ayaan ugu faanayaa wiilasha caawa.

"Waxa jiri lahaa kumanaan cudur-daar ah hadii aan si fiican u ciyaari laheen ama aan guuleysan laheen. Laakin wiilasha waxay u ciyaareen si xirfad leh, waxa dib ugu soo laabanay hogaanka guruubka, halkaasoo aan xaq u leenahay."

Post a Comment

0 Comments