Erik ten Hag ayaa ku fashil may in uu hogaamiyo kooxda faca wayn ee Manchester United kaas oo uu maamulayey 2 xilliciyaareed kaas oo u qaaday laba koob oo jalmad ah intuu joogay kooxda.
Erik ten Hag ayaa dhibaatooyin badan ay ka qabsadeen markii uu hogaaminayey kooxda Manchester United isga oo ay ka mid yihiin cayrintii Cristiano Ronaldo kaas oo markii uu ka tagay kooxda ila markiiba ku wacdareeyey illa haatan Al-Nassr isga oo uu Ronaldo oo uu ku sheegay dhiibatada haysata Manchester United inay tahay Erik ten Hag.
Xitta marka la eego ciyaartoyda ayaan si wacan u dheeli jirin markay ku jiraan ciyaarta, ma waxay ka tahay diidid ay diidayaan Erik ten Hag miyaa lama garanayo,
Kooxda iyo ciyaartoydeeda ayaa si wacan u dheelay markii uu baxay Erik ten Hag kaas oo uu hogaamiyey ciyaartoygii hore ee Manchester United Van Nistelrooy kaas oo 4 ciyaarood oo uu waday kooxda 3 kamida ah uu badiyey.
Sida laga soo xigta Football 365, Ten Hag ayaa durba ku soo laaban kara shaqada Premier League.
Macalinka Erik ten Hag ayaa bartilmaamed u ah Tottenham iyo Newcastle.
0 Comments